Ciidamada Maraykanka oo qabtay hub qarsoodi loo soo gelineyay Somalia (Sawirro)

Ciidamada Maraykanka ee la socda Markabka USS Winston S. Churchill ee xambaara gantaalaha wax burburiya (DDG-81) ayaa sheegay in iyagoo raacaya xeerka caalamiga ah ay qabteen hub fara badan oo loo tahriibinayey Somalia. Markabkan oo ka mid ah raxanta 5-aad ayaa ku jirey roondo joogto ah oo uu ku hubinayo amaanka xeebaha aan cidina ilaalin … Continue reading Ciidamada Maraykanka oo qabtay hub qarsoodi loo soo gelineyay Somalia (Sawirro)